Kulan looga hadlayay hormarka Bangiga dhexe ee Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan looga hadlayey waxyaabaha u qabsoomay Bankiga dhexe ee Soomaaliya iyo qorshayaasha horyaal Bangiga ee u baahan in lagu Talaabo qaado ayaa lagu Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Gudoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya iyo gudoomiye ku xigeenka ayaa sheegay inuu Bangigu ku Talaabsaday hormaro badan sidoo kalena loo baahan yahay in shaqada la sii laba laabo.

Qaar ka mid ah shaqaalaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa dhankooda waxay ka hadleen kulankaan sanadlaha ah ee Bangiga dhexe ee Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here