Kumanaan ka soo qaxaya dagaalada Dalka Congo

Hay’ada qaramad midoobay u qaabilsan qaxootiga UNHCR ayaa shegeysa in 7,500 qof oo qaxooti u dhashay dalka DR Congo ay u carareen dalka Ugandha bishan si ay ooga soo baxsadaan dagaal beeeldka.
Saraakiisha ayaa si wayn u baariaya qaxootigas ,Waxaana laga baaraya cudurka Ebola iyo dhaawacyada kala duwan ee oso gaaray.
UNHCR waxay sheegeysa in dadkan ay u soo talaabayaan Uganda qiyastii 300 malaintiiba.Tiradaasi oo ka badan laba jibaar tii bishii May.
Intooda badan ayaa waxay ka soo cararayaan Lake Albert ee dhinaca gobolka Ituri halkaasi oo ay dagaalk beeldyada u dhaxeeya Hema iyo Lendu ka soo cusboonadeen waxaana ku barakacay 300,000 oo qof bishan gudaheeda kaliya.
Afhayeenka UNHCR Andrej Mahecic, ayaa sheegay in qaxootiga imaanaya Uganda ay sheegayaan in naxariis darada dalkooda ay ka soo cararauyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here