Kumanaan qof oo ka carooday kufsi loo gaystay gabar yar dalka Myanmar

Kumanaan qof oo ka caraysan gabar yar oo la kufsaday ayaa isugu soo baxay xarunta ciidamada booliska ee magaalada Yangon ee wadanka Myanmar.
Dadkani ayaa ka dalbanaya laamaha ammaanka in gabdhaasi yar oo aan da’deedu la shaacin ay hesho cadaalad.
Ciidamada booliska aya dhacdadani u xiray qof lagu eedeeyay inuu kufsi kula kacay gabar yar.
Arrintani ayaa waxaa si weyn u cambaareeyay dadka wax ku qora baraha bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here