Kuuriyada waqooyi oo mar kale tijaabisay gantaal

Kuuriyada waqooyi ayaa mar kale tijaabisay gantaalada ridada gaaban sida ay sheegeen militiriga koonfurta Kuuriya.
Kuuriyadda waqooyi ayaa gantaalkeeda 3-aad tijaabisay 8 maalmood un kadib markii ay tijaabisay gantaaladda ridada dheer ee nooca balastikada ah.
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump oo ka hadlay tijaabinta gantaalada ee kuuriyada Waqooyi ayaa sheegay inuusan wax dhib ah u arkeyn.
Kuuriyada waqooyii ayaa gantaalkeeda 3-aad ee balastikada ah waxaa ay saaka ku tijaabisay xeebta bari ee dalkaasi
ballistic ballistic iyadoo la raacayo qaraarada qaramada midoobay waxaana ficiladeeda cambaareeyay xubnaha reer Yurub ee golaha amaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here