Kuuriyada Waqooyi oo sheegtay inay sii horumarinayso hubkeeda

Kim Jong Un, North Korea's leader, attends a meeting with Nguyen Thi Kim Ngan, chairwoman of Vietnam's National Assembly, at the National Assembly in Hanoi, Vietnam, on Friday, March 1, 2019. SeongJoon Cho/Pool via Reuters

Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa maanta oo Arbaco ah sheegay inay sii wadi doonaan kobcinta hubka nukliyeerka.
Waxaa uu intaasi ku daray inay la imaanayaan istaraatiijiyad cusub oo ku aaddan barnaamijyada ku saabsan hubka iyo isticmaalkooda.
Warbaahinta kuuriyada Waqooyi ee KCNA ayaa arrintan ku warramaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here