Kuuriyadda waqooyi oo tijaabisay gantaalo

Kuuriyada Woqooyi ayaa maanta tijaabisay laba gantaal oo nooca ridada gaaban ah.
Gantaaladan ayaa lagu tijaabiyay xeebta bari ee jasiiradda Kuuriya sida ay sheegeen millitiriga dalkaas.
Tan ayaa timid iyadoo aduunka uu ka jiro musiibo ka dhan ah cudurka CoronavIRUS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here