Laami lagu soo iibiyay lacag uu horay u bixiyay madaxweynaha Galmudug

Waxaa maanta fuustooyin laami ah oo lugu soo iibiyay lacag uu horay u bixiyay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmad Cabdi Kaariye la gaarsiiyey halka uu ka socdo dhismaha waddada laamigaa ee u dhaxeysa Guriceel iyo Dhuusamareeb.
Cubeyd Xassan Maxamuud ayaa faahfaahinta qodobkan noo soo diray .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here