Laba qof oo dalka Iran ugu dhimatay cudurka CoronaVirus

Bariga dhexe ayaa markii ugu horaysay dad ugu dhintay caabuqa ka dilaacay Shiinaha.
Wadanka Iran ayaa lagu soo waramaya inay laba qof ugu dhimatay cudurkaas saameynta ku yeeshay wadanka Shiinaha.

Labada qof ee u dhimatay caabuqaas ayaa ahaa waayeel waxaa ayna ku noolaayeen xaafada Qom ee koonfurta Tehran.
Cudurka CoronaVirus ayaa galaaftay nolosha dad gaaraya 2000 oo ku nool dalka Shiinaha.
Cudurkan ayaa ku fiday dalal dhawr ah .

Waxaa uu sido kale  gudaha dalkas sameeeyaay dad gaaraya 75,000 oo qof  Cudurkan ayaa ku fiday dalal dhawr ah .

Dhanka kale  dalka Australia waxaa uu cudurka corona virus soo ritay dad gaaraya 15 qof

Waxaana laga cabsi qabaa inuu saameyn ku yeesho wadamo badan oo caalamka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here