Laba qof oo ku dhimatay diyaarad ay leeyihiin ciidamada Dalka

Diyaarad Helikobtar ah oo ay leeyihiin ciidamada Kenya ayaa ku burburtay Masinga, ismamulka Machakos waxana ku dhintay 2-dii rakab ee sarana.
Labada qof ayaa tababar ku jiray xiligii ay diyaarada burburtay abaare 11.00 barqanimo.
Labadii qof eek u dhimatay burburka diyaaradda ayaa ka tirsanaa ciidamada difaaca dalka.
Ma cadda waxa sababay burburka diyaaradda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here