Labo qof oo Kenyaan ah oo lagu ammaanay gargaarka baniaadanimo

Iyadoo shalay caalamka laga xusay maalinka baniaadanimada adduunka ayay qaramada midoobay waxqabadkoodu ku ammaanay labo ka mid ah muwaadiniinta dalka.
Shakhsiyaadkan ayaa kala ah Ms Umar Cumar oo ka soo jeedo ismaamulka Lamu ee gobolka xeebta iyo Mr Isaac Otieno.
Waxay ka mid noqdeen dad dhalasho ahaan ka soo jeedo 16 wadan oo lagu sharfay kaalinta ay ka qaateen bixinta adeegyada qaybta ka ah gargaarka baniaadanimo.
Shalay ayay ahayd markii 11-aad oo loo daabaal dego maalinka adduunka ee baniaadanimada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here