Liberia oo la filayo inay dibadbaxyo ka dhacaan

Waxaa la filayaa inay dibadbaxyo dheeraad ah oo looga soo horjeedo dowladda Liberia ay wadankaas ka dhacaan.
Mudaaharaadyada ayaa noqonaya kuwii saddexaad tan iyo intii uu 22-kii bishii koowaad ee sannadkii 2018-kii uu hoggaanka qabtay George Weah .
Dadka dibadbaxayada dhigaya ayaa dowladda ku eedeynaya in maamuladeeda uu musuqmaasuqa hareeyay sido kalena uu jiro ku takriifal awoodeed.
Dowladda Liberia ayaa dhankeeda eedeymahan ku tilmaantay kuwo aan xaqiiqda ku saleysnayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here