Liibiya oo la wareegtay magaalooyin muhiim ah

Ciidamada Libiya ee ay qaramada Midoobay aqoonsantahay ayaa waxay sheegen inay dib u qabsadeen magalada Gharyan,Magalada Istiraatiiji ah oo caasimada Tripoli kaga began konfurta inkasta oo sarakkisha Jeneral Khalifa ay beeniyeen hadalkaasi
Gharyan ayaa fariisimad wayn u ah milatariga uu hoggamiyo Jeneral Haftar oo u dagaalamaya inay la wereegaan maamulka caasimada Tripoli mudda seddax bilod ah.
Mustafa al-Mejii, oo ah afhayeenka ciidamada ay qaramada midoobay aqoonsatahay ayaa sheegay in magalada Ghryan ay gacantooda ku jirto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here