Maalinka qaaxada adduunka oo la xusaya

Waxaa maanta caalamka laga xusaya maalinka cudurka qaaxada ee adduunka.
Dabaal deggan ayaa sannad kasta la qabtaa taariikhdu marka ay tahay 24-ka bisha saddexaad ee Maarso .
Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa weli cid kasta ugu baaqaysa inay xoojiso dadaalka ku aaddan ciribtirka cudurkan
Waxaa uu qorshuhu yahay in sannadka 2022-ka xanuunkan laga baaro sido kalena laga daweeyo 40 milyan oo qof.
Dadkan waxaa ka mid ah 3.5 milyan oo carruur ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here