Maalinta radiyaha aduunka oo calamka laga xusayo

Maanta dunida waxaa laga xusayaa maalinta raadiyaha adduunka, waana maalin sida ay sheegayso hay’adda Qaramada Midoobey ee tacliinta iyo hiddaha ee UNESCO, loo asteeyay in la maamuuso raadiyaha.
Ujeedada ayaa ah in la horumariyo xiriirada caalamiga ee u dahxeeya shirkadaha warbaahineed isla markaana loo dhiirigeliyo in idaacado hor leh, gaar ahaanna ku bulshada u shaqeeya la helo si dadku ay u helaan macluumaadka ay u baahan yihiin, ayna u muujiyaan aragtidooda iyagoo idaacadaha adeegsanaya.
Idacada Star fm codka gobolka waqooyi bari aya bahda warbahinta la wadaageeysa hambalyada maalinta Radiyaha aduunka.
Star fm waxaa la aas aasay sanadii 2005 waana idacadi ugu horeeysay ee ku hadasha afka soomaaliga taas oo laga hirgaliyaay dalka kenya.
Waxaad nala wadaagta micnaha uu raadiyaha ku leeyahay iyo waxaad idacada star fm ka faiiday ama aad ka kororsatay tan iyo 2005tii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here