Maamule iskuul oo isku dilay ismaamulka Nyeri

Maamulaha dugsiga hoose dhexe ee Baraka Academy ee ismaamulka Nyeri ayaa si iskiisa isku dilay isaga oo ku sugnaa qolka shaqaalaha ee iskuulka.
Dhacdadan ayaa waxaa xaqiijiyay milkiilaha iskuulka Teresia Wanjugu.
Maydka macalinka oo 53 jir ah kaas oo lagu magacaabo Joseph Mwangi ayaa ka soo laalaaday saqafka kore ee xafiiska iskuulka isaga oo ay qoorta kaga xiran tahay xarig adag.
Booliska oo goobta gaaray ayaa baaritaan hordhac ah sameeyeen kuu sheegeen inuu isaga is dilay.
Ila iyo hadda macadda daruufaha uu isku dilay iyo in laga taqalusay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here