DHAGEYSO:Maamulka gobolka banaadir oo Caafimaad Dibada ah u qaaday Wiil Yar oo xanuunsan.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa Gacan ka gaystay in dhaqtar dalka dibadiisa ah loo qaado C/kariim yaxye oo ah Inan Yar oo Soomaaliyeed kaaso dalka gudihiisa waxba looga qaban wayay dhaqaatiirtuna ay sheegtay inuu u Baahan yahay Caafimaad Dibada ah.
Gudoomiye ku xigeenka arimaha Maaliyada ee maamulka gobolka Banaadir Ibraahim dheere ayaa Sheegay inay horayna dad Soomaaliyeed ugu qaadeen Cafimaad dibada ah C/kariimna ay u rajaynayaan inuu dalkiisa Hooyo dib ugu Soo laabto isagoo Caafimaad Qaba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here