Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay in qarixii shalay la fashiliyay.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliy Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaa sheegay in ciidamada dowlada Soomaliya ay shalay ka hortageen qarax la doonayay in dhibaato weyn lagu gaysto.
Cumar Filish ayaa xusay in qarixii shalay ka dhacay agagaarka isgoyska Sayidka ee laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya ay AL- shabaab doonayeen inay gudaha u galaan Madaxtooyada wallow ay ciidamadii Koontrolka Joogay ka hor tageen sida uu xusay.
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa shacabka Caasimada ku nool wuxuu ka codsaday inay laamaha amniga si wanaagsan ula shaqeeyeen wallow uu xusay inay dhanka kale jirto wada shaqayn wanaagsan oo ka dhexaysa balse u baahan in la sii balaadhiyo.
Cod

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here