Dhageeyso:Maamulka gobolka Banadir oo ka shiray soo celinta Bilicda Caasimada.

Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Filisha ayaa wuxuu kulan bilicda iyo amaanka Caasimada looga hadlayay uu la qaatay gudoomiyeyaasha 17 degmo ee ay ka kooban tahay Magaalada Muqdisho.
Kadib markii Kulankaas soo gabagaboobay ayaa waxaa warbaahinta faahfaahin ka sii yahay Afhayeenka maaamulka Gobolka banaadir.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here