Maamulka iyo waalidiin ay caruurtooda wax ka bartaan Dugsi quraan oo ku yaala xaafada isiolo ee magaalada wajeer ayaa codsaday in dhul loo iibiyo

Maamulka iyo waalidiin ay caruurtooda wax ka bartaan Dugsi quraan oo ku yaala xaafada isiolo ee magaalada wajeer ayaa codsaday in dhul loo iibiyo maadaama dhulkii dugsiga uu ku dhisnaa uu ahaa mid shaqsiyeeed haatan lagu amray in dugsigaasi laga kiciyo goobta uu ku yaalay
Warkan oo dhamaystran waxaa wajeer inooga soo diray wariyaheen Abdirahmaan Mucaawiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here