Maamulo dugsi sare oo is dilay

Maamulihi dugsiga sare Mba ee ku yaal deegaanka Mbooni, ee ismaamulka Makueni, ayaa lagu soo waramaya in uu is dilay.
Waxaana la soo sheegaya inuu sun cabay iyadoona aan la garaneenin sababta ku kaliftay in uu is dilo
Macalinka ayaa loola cararay Isbitaalka Makueni Referral Hospital halkaas oo uu ku dhintey.
Macalinka ayaa dagaana iskuulka halkaas oo u ku hoyan jiray.
Madaxa Gudiga Iskuulkaas Jamaries Mutisya ayaa sheegay inay dib ay bayaan dhameystiran ka soo saari doonaan xaqiijinta dhacdadaani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here