Maanta oo albaabada loo furaya huteelkii weerarka lagu qaaday Dusit ee nairobi

Waxaa maanta oo khamiis ah dadweynaha loo furayaa albaabada xaruntii la weerary bishii 1-aad ee sanadkan DusidD2 .
Dusitd2 oo ah Hoteel ku yaala Riverside gaar ahaana xaafada Westlands, magaala madaxda dalka Nairobi ayaa dib loo furay shalay lix bilood kadib markii 21 lagu dilay weerar lagu qaaday dhismahaasi.
Munaasabadda dib u furitaanka dhismaha DusitD2 ayaa shalay la qabtay waxaana ka soo qeyb galay hogaamiyaal kala duwan.
DusitD2 ayaa weerar argagixiso lagu qaaday 15-kii bishii January waxaana mas’uuliyadiisa sheegatay kooxda Al-Shabaab.
Waxaa la filayaa in si adag loo adkeeyay dhismaha dusitD2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here