Maanta oo la aasayo hooyadii iyo gabadheedi oo maalmo ka hor laga soo saaray badda Hindiya ee Likoni

Waxaa maanta la filaya in la aaso haweeneydii iyo Gabadheedi oo maalmo ka hor laga soo saaray badweyneta Hindiya ee deegaanka Likoni ismamaulka Mombasa ka dib markii uu kula dhacay baabuurkii ay la socdeen.
hogaamiyaasha dalka ayaa ka qeyb galaya aaska loo sameynayo hooyada iyo gabadheeda.
Waxaana ka mid ah madaxda ka qeyb galaysa gudoomiyaha ismaamulka Mombasa Ali Hassan Joho iyo Mike Sonko oo ah gudoomiyaha Nairobi.
Dowladda dalka ayaa muddo ku qaadatay raadinta haweenayda Mariam Kighenda iyo gabadheeda oo lagu magacaabo Amanda Mutheu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here