Maanta oo la dhaarin doona golaha madaxa banaan ee Sudaan

Kadib markii Hoggaamiyeyaasha milatariga Suudaan iyo isbahaysiga mucaaradka ay soo dhiseen gole madaxbannaan ayaa la filayaa in manata la dhaariyo
Golahan madaxabaan ayaa 3 sano hogaamin doona dalkaasi si xukunka loogu celiyo dowlad rayid ah.
Golahan ayaa ka kooban lix ruux oo shacab ah iyo shan sarkaal oo milatariga ka tirsan, waxaana marka hore hoggaanka u qaban doono Sarreeye Guud Cabdulfatax Cabdulraxman Burhan.
Sido kale tan ila iyo galabta waxaa la filayaa in la dhaariyo Ra’isul wasaaraha Sudan
Tan ayaa timid kadib markii xukunka dalkaasi laga tuuray madaxweyne Cumar Xasan Al Bashiir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here