Madaxa bangiga Equity oo 300 oo milyan ku bixiyay la tacaalidda Covid-19

Madaxa fulinta ee bangiga Equity ,James Mwangi ayaa lacag dhan 300 oo milyan oo shilin waxaa uu ku biiriyay sanduuqa gurmadka qaran ee ku aaddan cudurka Covid-19.
Tani ayaa qeyb ka ah 1.1 bilyan oo shilin oo ay gurmadka qaran ugu deeqday shirkadda Equity Group Foundation.
Hay’adda Mastercard ayaa dhankeeda bixisay 500 milyan oo shilin.
Lacagtan ayaa loo adeegsan doonaa in lagu soo iibiyo qalabka saraakiisha caafimaadka ay u adeegsadaan inay isaga badbaadiyaan cudurka ee (PPEs) .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here