Madaxa cadaalada oo sheegay in casriyenta waaxda cadaalada ay fududeyneyso dacwadaha

Madaxa cadaalada David Maraga ayaa sheegay in waaxda cadaalada ay mareyso qaybihii ugu dambeeyay ee casriyeynta howlaha maxkamadaha iyada oo hadafka uu yahay in lagu derder galiyo kiisaska isla markana la xaqiijiyo sumcada dacwadaha.
Mr Maraga ayaa sharaxay in casriyeynta waaxda cadaalada ay fududeyneyso dhageysiga dacwadaha iyo sumcada dokumentiyada dacwadaha oo inta badan ah warqado.
Waxa uu xusay in dokumentiyada warqadaha ay halis u yiihn inay lumaan amaba xita la burburiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here