Madaxa caddaaladda dalka oo afka furtay

Madaxa caddaaladda dalka Mr. David Maraga ayaa eedeyn u jeediyay dowladda isagoo xusay inay jirto farogelin lagu hayo waaxda garsoorka.
Waxaa uu xusay in sida uu hadalka u dhigay xafiiska uu hayo aan wax xushmad ah loo hayn.
Maraga ayaa wacad ku maray in sidaasi awgeed uu go’aansaday inuu ka qeyb qaato xafladaha dowladda ee uu jecleeysto.
Waxaa uu tusaale u soo qaatay xuskii maalinka qaran ee halyeeyada dalka ee sannadkan.
Madaxa caddaalada ayaa shir jaraaid oo uu qabtay ka sheegay in xita markii uu goobta dabbaaldegga tagayay aan la aqoonsan inuu yimid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here