Madaxa fulinta ee NHIF oo la magacaabay

Guddiga maamulo sanduuqa caymiska qaran ee caafimaadka ee (NHIF) ayaa Dr. Peter Kamunyo Gathenge u magacaabay madaxa fulinta.
Waxaa uu xilkan la wareegayaa maalinka Talaadada ee toddobaadka dambe.
Xilka ayaa waxaa si ku meel gaar ah u hayay tan iyo sannadkii 2018-kii Nicodemus Odongo oo kala wareegay Geoffrey Mwangi .
Mr Mwangi ayaa la xiray kaddib markii lagu eedeyay inuu amar diido sameeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here