Madaxa hay’adda qaxootiga ee Falastiin oo shaqada dhinac uga istaagay

Madaxii hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee dalka Falastiin ee UNRWA ayaa lagu soo warramayaa inuu xafiiska banneeyay.
Arrintan ayaa ku soo aadaysa iyadoo Pierre Krahenbuhl ay ku socdaan baaritano la xariira habdhaqan aan wanaagsaneyn oo lagu eedeyay.
Xoghayaha guud ee qaramada midoobay ayaa Mr. Christian Saunders u magacaabay inuu xilkaasi si ku meel gaar ah u sii hayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here