Madaxa sirdoonka Ciraaq oo loo xushay xilka ra’iisul wasaaraha

Madaxweynaha dalka Ciraaq Barham Salih ayaa maanta madaxa waaxda sirdoonka ee wadankaas Mustafa al-Kadhimi waxaa uu u xushay inuu qabto xilka ra’iisul wasaaraha.
Mr.Kadhimi ayaa la magacaabay kaddib markii Adnan al-Zurfi oo jagadan u tartamayay uu ka tanaasulay musharaxnimadiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here