Madaxda Mandera oo kulan yeelanaya

Mas’uuliyiinta ismaamulka Mandera oo ay hoggaaminayaan Cali Ibraahim Roba iyo senetar Maxamuud Maxamad ayaa maanta kulan yeelanaya.
Qoraal la soo dhigay barta rasmiga ee waaaxda Mandera u qaabilsan dhanka saxaafadda ayaa lagu sheegay in shirka uu ka socdo maqaayadda Granada hotel ee Mandera.
Hoggaamiyaasha siyaasadeed ayaa ka wada hadlaya arrimaha ammaanka, siyaasadda iyo cudurka Covid-19.
Hasa ahaate waxaa soo baxaya warar sheegaya in saxaafadda qaar ay shirkaas dibadjoog ka tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here