Madaxweynah Ugandha oo kooxda Qaran ee kubada cagta dalkasi siiyay 3 Bilyan

78

Madaxweynaha dalka Ugandha Yoweri Museveni ayaa siiyay kooxda waran ee kubada cagta dalka ugandha 3 Bilyan oo abaal marin ah maadama ay meel sare ka gaaren cayaaraha koobka wadamada Afrika inkasta oo ay tartanka ka haren.
Mr Museveni ayaa shaaca ka qaaday markii uu aqalka madaxtooyada magalada Enetbbe kula kulmay islamrkana casha sharafu sameeyay kooxda xalay.
Museveni ayaa koxda soo dhaweeyay,ayaga oo maalmo ku cayaaraye magalada Qaahira ee dalka Masar halkasi oo tartanka uu ka socda.
Madaxweyna Museveni ayaa xusay inay jirto taageera yare dhanka dowlada kaga imaanaysa waaxda sportiga balse waxa uu sheegay in dowlada ay diirada saareysao waaxyada kale ee Muhimka ah sida amaanka,waxbarashada, ganacsiga iyo kuwa kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here