Madaxweynaha Brazil oo laga helay xanuunka Corona

Madaxweynaha dalka Brazil Jair Bolsonaro ayaa laga helay cudurka Corona Virus.
Dalka Iran ayaa cudurka Corona Virus waxaa ugu dhimatay 200 oo qof saacadihii la soo dhaafay

Wadanka India 24-kiis saacadood ee u dambaysay waxaa caabuqa dilaaga ah uu noloshoodu galaaftay in
Guud ahaan caalamka ku dhawaad 11.6 million oo qof ayuu soo ritay cudurka Covid-19 waxaana u dhimatay 537,000 ruux iyadoona ay ka caafimaadeen 6.10 million

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here