Madaxweynaha dalka oo ka qeyb galay aaska gudoomiyihii Bomet

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyaatta ku xigeenkiisa William Ruto hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Raila Odiga iyo hogaamiyaasha kale ee dalka ayaa ka qeyb galay aaska hawenaydii madaxa ka ahayd dowlad deegaanka Bomet Joyce Laboso taasi oo dhawaan u geeriyootay cudurka Kansarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here