Madaxweynaha dalka oo ka tacsiyeeyay geerida guddoomiyihii hore ee booliska

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada iyo asxaabta uu ka baxay guddoomiyihii hore ee ciidamada booliska Duncan Wachira.
Mas’uulkan hore ayaa saaka ku geeriyooday gurigiisa ku yaalla magaalada Nairobi.
Madaxweynaha ayaa Duncan Wachira ku tilmaamay waddani aad ugu soo shaqeeyay dalka.
Mr. Wachira ayuu madaxweynaha dalka xusay inuu si weyn ula dagaalamay falal dambiyeedyada intii uu xilka hayay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here