Madaxweynaha dalka oo la kulmaya hoggaanka baarlamaanka iyo aqalka sare

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa inuu maalinka Sabtida kulan la yeesho hoggaamiyaasha baarlamaanka iyo aqalka sare .
Ilaa iyo hadda ma cadda qodobbada rasmiga ee looga hadli doono shirka.
Hasa ahaate ilo wareedyada qaar ayaa tilmaamaya in inta badan diiradda la saari doono warbixinta guddiga dib u heshiisiinta iyo mideynta ee BBI oo la wada sugaya.
Senatarka ismaamulka Murang’a Irungu Kang’ata ayaa sheegay in madaxweynaha uu senatarrada uu uga mahadcelin doono waxqabadkooda.
Kang’ata ayaa sheegay in afartii bilood ee ugu dambeysay aqalka sare uu meel mariyay ilaa 10 hindise sharciyeed.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here