Madaxweynaha dalka oo maalinta jimcada kulan isugu yeeray gudoomiyaasha

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa kulan aan caadi ahayn isugu yeeray barasabyada ismaamulada dalka kaas oo la qaban doona maalinka jimcaha, oo ku beegan 24ka July 2020-ka.
Arrintan ayaa timid ka dib kiisaska cudurka COVID-19 oo ku sii badanaya ismaamulada
Waxaana laga yaaba in kulankaas oo hogaamiyaha dalka la yeelanayo mas’uuliyiinta dowlad deegaanada ay ka soo baxaan go’aano lagu xakameynayo cudurkaan safmarka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here