Madaxweynaha dalka oo maanta kenyaanka ku hoggaamin doona duco qaran

Madaxweynaha dalka Uhuru kenyaatta ayaa maanta Kenyaanka ku hoggaamin doono duco qaran oo dalka loo samanaya si uu Allah uga dulqaado culeysyada jira.
Shalay ayay ahayd markii uu wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiang’i uu ku dhawaaqay in maanta oo ku beegan 10-ka bisha Oktoobar ay tahay maalin fasax qaran ah.
Maalinkan ayaa loogu magac daray Huduma Day oo loola jeedo maalinka adeegga.
Waxaa uu xusay in wadanka loo duceyn doono isagoo dhanka kale shacabka ugu baaqay inay sii xoojiyaan midnimada ka dhexeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here