Madaxweynaha dalka oo sheegay in carruurta ay waxbarashadooda mas’uuliyad ka saaran tahay dowladda Kenya.

Madaxweynaha dalka mudane Uhuru Kenyatta ayaa ardayda gaar ahaana ardayduu dhawaan dhamaysay imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiga hoose dhexe u xaqjiijiyay in dowladda ay u fududeyn doonto waxbarashadooda.
Madaxweyne Uhuru ayaa sheegay in maamulkiisa uu si dhab ah uu qadi doono mas’uuliyada arday walba oo ku nool guud ahaan dalka.
waxaa uu intaas ku daray in aysan jiri doonin arday la takooro .
Mr Kenyatta ayaa ka dhawaajiyay in qofna loo eegi doonin halka uu ka soo jeedo Kenya ayna tahay hal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here