Madaxweynaha dalka oo shir guddoomin doono kulanka wadamada Afrika iyo baasifikada

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta

Qoraal dhawaan ka soo baxay madaxtooyada wadanka looga arrimiyo ee State House ayaa lagu sheegay in 3-da bisha lixaad ee sannadkan madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta uu shir guddoomin doono kulanka wadamada xubnaha ka ah dalladda wadamada Afrika ,Caribbean iyo baasifikada.
Xubnaha ayaa shirka kaga qeyb galaya Khadka online-ka ee la iska arko.
Madaxweynaha ayaa hadda ah mas’uulka xilka haya ee dalladan hoggaamiyo.
Hal ku dhigga shirka ayaa ah in wax laga qabto cudurka faafaya ee Covid-19 iyo in wadamada kale duwan ay iskaashi iyo dabar adeeg muujiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here