Madaxweynaha dalka oo Tacsi u diray shacabka dalka Cuman

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyaatta ayaa dhambaal tacsi iyo dhiiro galin ah u diray dadka reer Cuman ka dib markii uu ka geeriyooday boqorka dalka Cuman Amiir Qaboos bin Saciid Al Saciid
Suldaan Qaboos ayaa ka mid ahaa hogaamiyaashii ugu mudada dheera ee carabta isagoona ku dhintay da’da 79 sano jir.
Madaxwene Uhuru Kenyaatta ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay geerida ku timid Boqorkaas.
Waxaa uun atacsi tiiraanyo leh u diray eheladi iyo qaraabadii uu ka baxay .
Mr Kenyaatta ayaa sheegay in dalka Cuman uu Kenya kala dhexeeyo xariir iskaahsi oo ganacsi ah ayna yihiin laba dal oo isku fiican.
Hogaamiyaha ugu sareeya ee dalka ayaa balan qaaday in dowladda Cuman ay garab taagan yihiin waqtigan adag oo ay ku jiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here