Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle ayaa ka hadlay qodobo ay kamid yihiin dagaalka lagula jiro Al-Shabaab,khilaafka Shirkadda DP World ee laga leeyahay Imaaraadka oo Maxkamada london ay go’aan ka gaartey iyo Saldhigyada qaar kamid ah dowladaha Caalamka ku leeyahay dalkaas.
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in sanadihii u dambeeyey ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama qeybo badan oo Soomaaliya ah ay awoodooda yaraatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here