Madaxweynaha Jubbaland Axmad Maxamad Islaam Axmad Madobee oo maanta oo kulaabtay kismayo

Madaxweynaha Jubbaland Axmad Maxamad Islaam Axmad Madobee oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa faahfaahin ka bixiyay socdaal uu ku yimid Nairobi.
Waxaa uu sido kale sheegay in doorashada maamul goboleedkaasi la qabanayo xilligii loogu talagalay isagoo intaasi raaciyay in arrimaha codeynta lagala tashanayo guddiga doorashooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here