Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Wasiiro Cusub Magacaabay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa xil ka qaadis ku sameyey Qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada isagoona kuwa kale oo cusub  Magacaabay.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa xilalkii looga qaaday Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dastuurka.

Sidoo kale Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Magacaabay 8 Xubnood oo isugu jira Wasiiro,wasiir kuxigeeno iyo Wasiiru dowlayaal.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here