Madaxweynaha Lebanon oo midnimo ku baaqay kaddib rabshado dhacay

Madaxweynaha dalka Lebanon, Michel Aoun ayaa ku baaqay midnimo qaran kaddib rabshado saameeyay magaalada Beirut.
Waxay isku dhacyo dhex mareen taagerayaasha xisbiyo siyaasadeed oo iska soo horjeeda.
Lubnaan ayay xasilooni aan buuxin ka jirtay tan iyo sagaashameyadii kaddib dagaalo sokeeye oo dhacay intii u dhaxaysay 1975-1990 .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here