Madaxweynaha Lubnan oo ka hadlay weerarkii ay ku soo qaadeen Israel

Madaxweynaha Lubnaan ayaa sheegay in weerarkii diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Israel ay ku qaadeen Beirut dhamaadkii usbuucii tagay ay ahaayeen dandaansi dagaal oo military ah.
Waxaa uu sheegay in wixi dhacay ay ahayeen caddeyn dagaal
Hogaamiyaha Lubnaan Michel Aoun ayaa carabka ku dhuftay inay adeegsan doonaan difaacidda xaquuqda madaxbanaanidooda .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here