Madaxweynaha Maraykanka oo doonaya in shacabka lacago loo diro

Maamulka madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa qorsheynayaa in lacago si toos ah loogu diro muwaadiniinta wadankaas.
Tallaabadan ayaa looga gol leeyahay in shacabka looga badbaadiyo saameyn dhaqaale oo ka soo gaarto caabuqa Coronavirus ee dunida ku sii fidaya.
Waxay tani ku soo aadaysa iyadoo ilaa iyo hadda 100 qof ay cudurkan ugu dhinteen Maraykanka.
Kiisaska halkaas laga soo tabiyay ayaa kor u dhaafay 5,700.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here