Madaxweynaha oo maanta xariga ka jaray machadka arrimaha badda ee Bandari Maritime Academy

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa maanta xariga ka jaray machadka lagu barto arrimaha badda ee Bandari Maritime Academy ee dekadda Kilindini ee ismaamulka Mombasa .
Machadkan ayaa horay loo yaqiinay Bandari College halka daahfurka mar kale lagu sameynayo ay qeyb ka tahay isbeddelada ku aaddan maareynta badaha dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here