Madaxweynaha oo u hambalyeeyay ra’iisul wasaaraha Canada

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa u hambalyeeyay ra’iisul wasaaraha Canada JustinTrudeau oo mar kale guulaystay.
Qoraal la soo dhigay barta rasmiga ee Facebook-ga ee madaxtooyada State House ayaa arrinkan shaaca looga qaaday.
Mr. Kenyatta ayaa xusay inay guusha Trudeau soo dhaweynayaan oo ayna rajeynayaan inay kaalin ka qaadato sii xoojinta xariirka iyo wada shaqeynta labada dal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here