Madaxweynaha Puntland oo ku baaqay inaan qaab milatari keliya lagula dagaalamin Al-Shabaab

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Magaalada Nairobi ayaa ka hadlay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab iyo sida looga guuleysan karo.
Deni waxaa uu sheegay in laga daalay dagaalka dhinaca millateriga ah ee lagula jirey.
Wuxuu intaas ku daray in xalka uu ku jiro in loo wajaho dagaal dhinaca dhaqaalaha ah.
Madaxda Soomaalida ayuu sheegay inay dayaceen mas’uuliyada amaan ee dalka,isla markaana qorsho laga soo abaabulo Soomaaliya lagu weeraro Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here