Madaxweynaha Shiinaha oo soo gabagabeeyay booqasho uu ku joogay Kuuriyada Waqooyi

Madaxweynaha dalka Shiinaha Xi Jinping ayaa maanta oo jimco ah si rasmi ah u soo gabagabeeyay safar uu ku tagay Kuuriyada Waqooyi.
Warbaahinta xukuumada Beijing ayaa ku warramaysa in socdaalka hoggaamiyahan uu qaatay laba maalmood.
Xi Jinping oo hadda dib uga soo laabtay Kuuriyada Waqooyi ayaa noqday mas’uulkii ugu horreeyay oo isagoo xil haya muddo 14 sano ah safarkaasi galo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here